In ka badan 40 arday oo ka qalin jabisay iskuulka Hiiran oo munaasabad loogu qabtay Baladweyne

0
272

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Magaalada Baladweyne ee xaruunta gobalka Hiiraan ayaa laga qabtay munasabadda ay ku qalin jabinaayeen in ka badan 40 arday oo ka baxay dugsiga sare Hiiran intergrated ee magaalada Baladweyne.

Munaasabada ayaa waxaa ka Qeeyb Galay Maamulka iskuulka walidiin ardayda qalin jibisay iyo marti sharaf kale.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Sacdiyo Maxamed Maxamuud.