Baladwayne (Radio Beerlula )-Maamul goboleedka Jubbaland oo ka jawaabaya baahiyaha ka jira deeganada hoos yimaada degmada Badhaadhe ee gobolka Jubbada hoose ayaa deeq raashiin ah gaarsiisay dadaka ku nool qaar kamid ah Jasiiradaha iyo deegaanada degmada Badhaadhe.
Deeqdan oo ka koobnayd qaybaha kala duwan ee raashiinka ayaa waxaa ka faa-ideystay jasiiradaha Madhawa, Juulaay, Jawaay, Istanbuul iyo Warafeenle .
Warkan waxa inoo haya Cabdiqaadir Cumar Ibraahin