Guddoonka waxbarshada Baladweyne oo ugu baaqay ardeyda sannadkan galeysa imtxaanka inay muujiyaan diyaar garoow xoogan.

0
110

Baladwayne (Radio Beerlula )-Guddoomiyaha waxbarashadda degmada Baladweyne Mustaf Cismaan Maxamuud ayaa ku booriyay ardeyda sannadkan ka qalin jabinaya dugsiyadda sare iyo kuwa dhexe inay ku dadaal inay ka mira dhaliyaan imtixaanka ay gali doonaan.

Wasaaraddaha waxbarashadda Hirshabeelle iyo tan Federaalka ayaa qaadi doonaa imtixaanka qaranka iyo kan dugsiga dhexe bilowga iyo dabayaqada bishan June.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Maxamad Cabdi Saneey.