Wasaaradda caafimaadka Somaliland oo agab kala wareegtay hay’adda caafimaadka Adduunka ee WHO.

0
92

Baladwayne (Radio Beerlula )-Agaasimaha guud ee caafimaadka Soomaliland Maxamed Cabdi Xergeeye ayaa agab caafimaad kala wareegay hay,Ada caafimaadka aduunka ee WHO.

Munaassbada agabkan lagu kala wareegayay ayaa waxaa ku sugnaa madax kasocotay ha,ada Caafimaadka Aduunka madaxda wasaarada caafimaadka Soomaliland iyo madaxda maamulada Isbitaalada Soomaliland.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Cumar Yuusuf Aadan.