Barnaamij lagu Horumarinayo Haweenka Soomaaliyeed oo laga daah furay Kismaayo

0
149

Baladwayne (Radio Beerlula )-Wasaaradda Haweenka iyo Xuquuqul insaanka maqmulkq Jubbaland ayaa Kismaayo ka daah-furtay Barnaamij lagu Hormarinaayo Haweenka soomaliyeed si gaar ah kuwa Jubbaland.

 

Daah-furka Barnaamijkaan ayaa waxaa ka qeeybagalay masuuliyiin ka tirsanw wasaaradda Haweenka Jubbaland iyo qaar kamid ah Haweenka magaalada kismaayo.

Warkan waxaa inoo haya Cabdimajiid Aweeys Isaaq