Qoysas ka barakacay Fatahaadii Baladweyne oo dib ugu soo noqday xaafadahooda

0
104

Baladwayne (Radio Beerlula )-Qoyasaskan oo ku noolaa deganada Hiiraan Bile ceeljaale iyo xodaleey isla markaan ka barakacay fatahadii ku dhufatay qeybo ka mid ah magaalada Baladweyne ayaa dib ugu soo laabtay guryahooda.

Fatahadii ayaa saameyn u geyastay qaar ka mid ah dhismayasha xaafadaha sida musqulaha iyo qaar ka mid ah guriyahii ka sameysanaa cooshadaha.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Xaawo Aadan Xuseen.