Baladweyne (Radio Beerlula)-Magaalada Gerijir ee Gobolka Hiiraan ayaa laga hirgeliyay ceelbiyood ay bulshada deegaanka baahi weyn u qabeen
Ceelkaan ayaa waxaa hirgaliyay Xildhibaan Ilyaas Sheekh Ahmed oo ka mid ah xildhibanada Fadaraalka Somalia.
Warkan waxaa inoo haya Xaawo Aadan Xuseen