Shirweynaha hanti dhowrka heer federal iyo heer dowlad goboleed oo ka furmay Muqdisho.

0
128

Baladweyne (Radio Beerlula)-Hantidhowraha guud ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Axmed Ciise Guutaale ayaa magaalada Muqdisho ka furay shirweynaha xafiisyada Hantidhowrka heer federaal iyo heer dowlad goboleed.

Shirka oo socon doona muda sadax maalin ayaa looga lagu gorfeeyn doona sida aay uwada shaqeeeyn karaan xafiiyadda Hantidhowrada Heer federaal iyo heer dowlad goboleed.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Cabdinajiib Aweys Isaaq.