Adeegyo caafimaad oo bilaash ah oo laga sameeyay deegaanka shanshacade ee gobolka Togdheer.

0
140

Baladweyne (Radio Beerlula)-Degaanka Shanshacade ee gobalka Togdheer ayaa  laga fuliyay adeegyo Caafimaad oo bilaash ah.

Bixinta adeegyadan ayaa waxaa iska kaashaday jaaliyada degaanka iyo dhaqtiirta u dhashay degaanka.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Xaawo Aadan Xuseen.