Kulan looga hadlayay qorshaha horumarinta Beeraha oo lagu qabtay Kismaayo.

0
110

Baladweyne (Radio Beerlula)-Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka Dowalad gobaleedka Jubbaland ayaa Magaalada Kismaayo ka daah-furtay kulan la xiriira Istaraatiijiyadda Qorsho Howleedka Beeraha Soomaaliya.

Kulanka ayaa wax ka qayb galay xubno kasocod Wasaaradda Beerah Dowalad gobaleedka Jubbaland iyo iskaashatooyinka beeraha ee ka dhisan magaalada kismaanyo.

Warkan waxaa inoo haya Sacdiya Maxamed Maxamuud.