Olole nadaafadeed oo laga sameeyay xeebta Calanleey ee magaalada Kismaayo.

0
91

Baladweyne (Radio Beerlula)-Wasaaradda Deegaanka iyo Isbadelka Cimilada Jubbaland oo kaashanaysa maamulka degmada Kismaayo ayaa olole nadaafadeed ka sameeyay Xeebta calanleey ee Magaaladaasi.

Ololahan oo ay soo qaban qaabisay Wasaaradda Deegaanka maamulka Jubbaland ayaa waxaa ka qaybgalay maamulka Degmada, Dhallinyaro iyo xoogsatada ka shaqaysata xeebta.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Bilaal Daahir Waaneey.