Kulan looga hadlayay xaquuqul insaanka oo lagu qabtay Hargeysa.

0
96

Baladweyne (Radio Beerlula)-Magaalada Hargeysa ayaa lagu qabtay tababar ku Saabsan Xuquuqal insaanka kaasi oo ay soo qaban qaabisay Hay’adda Compad oo kashaqeeyso Arimaha bulshada.

Tababar ayaa wax ka qayb galay qaarkamid Barkacyaasha iyo qaybaha kale duwan ee bulshada magaalada Hargayso.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya  Sacdiyo Maxamad Maxamuud.