Mid Kamid ah dhaqaatiirta Baladweyne oo ka digay halista cudurada ku dhaca Haweenka xiliga uurka.

0
75

Baladweyne (Radio Beerlula)-Drs Haajira Faarax Maxamuud oo kamid ah dhaqaatiirta ka hoolgala magaalada Baladweyne oo u warantay Radio Beerlula ayaa haweenka uurka leh ugu baaqday ineey ka digtoonaadaan xanuunka iskufuran

kaasi oo sababa daryeel la’aan caafimaad isla markaana ay hada ku badanyihiim haweenka ku nool miiga iyo dadka barakacayaasha ah ee aan heli karin xarumo caafimaad.

Warbixintan waxaa soo jeedinya Cabduqaadir Cumar Ibrahim