Dhismaha wado laami ah oo laga dhagaxdhigay Kismaayo

0
100

Baladweyne (Radio Beerlula)-Madaxweynaha Dowlada Gobaleedka Jubbaland mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa magaalada Kismaayo ka dhagax dhigay dhismaha waddo laami ah wajiga labaad qeybtiisa sadexaad oo muhiim u ah bulshada magaalada Kismaayo.

Munaasabada dhagax dhiga waxa ka qayb galay maamulka magaalda Kismaayo wasiiro kadirsan Dowalad gobaleedka Jubbaland iyo marti-sharaf kale.

Warkan waxaa inoo haya Sacdiya Maxamed Maxamuud.