Baladweyne (Radio Beerlula)-Degmada Hodan ee gobolka Banaadir ayaa lagu qabtay kulan wadatashi ah oo looga hadlayey Xoojinta amniga iyo ilaalinta Deegaanka
Kulanka wadatashiga ayaa waxaa ka soo qeyb galay ururada bulashada maamulka Degmada iyo marti sharaf kale.
Warkan waxaa inoo haya Xaawo Aadan Xuseen