Madaxweynaha Galmudug oo cadaado ka dhagax dhigay mashruuc dadka barakacayasha ah guro loogu dhisayo

0
83

Baladweyne (Radio Beerlula)-Madaxweynaha Maamulka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor Qoor ayaa magaalada Cadaado ee Gobolka Galgaduud ka dhagax dhigay mashruuc looga talagalay dadka Barakacayaasha ah.

Dhagax dhiga Mashruucan oo aay ka faaideysan doonan in ka badan boqol qoys oo Barakacayaal ah isla-markaana looga dhisaayo guryo eey degaansadaan ayaa waxaa goob joog ahaa masuuliyiin ka tirsan maamulka magalada Cadaado.

Warkan waxaa inoo haya Cabdimajiid Aweeys Isaaq