Olole nadafadeed oo laga sameyay magaalada Boosaaso.

0
85

Baladweyne (Radio Beerlula)-Magaalada Bosaaso ee Gobalka Bari ayaa laga sameeyay Olole Nadaafadeed oo ay iska kaashanaayeen Dowalada Hoose ee magaalada Boosaaso iyo Bulshada Magaalada.

Ololahaan Nadaafadeed ayaa loogu talagalay in lagu soo celiyo Quraxda iyo bilicda magaalada.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Sacdiyo Maxamed Maxamuud.