Wararka Shir looga hadlayay Amniga oo lagu qabtay Qardho By admin - June 6, 2024 0 127 FacebookTwitterPinterestWhatsApp Baladweyne (Radio Beerlula)-Magaalada Qardho ee gobolka Karkaar ayaa lagu qabtay shir looga hadlayay amaanka. Waxaa shirk aka qeeybgalay maamulada degmooyinka saraakiil iyo maamulka gobolka Karkaar. Warkan waxaa inoo haya Cumar Yuusuf Aadan http://radiobeerlula.so/wp-content/uploads/2024/06/Warka-shirka-amaanka-Karkaar-By-Americo.mp3 Share this:FacebookX