Tababar ku saabsan Maamulka iyo aruurinta xogaha oo lagu qabtay Garoowe

0
122

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Wasiirka wasaaradda Kalluumaysiga Puntland ayaa magaalada Garoowe ku qabtay tababar ku saabsan habka qorshaha maamulka iyo aruurinta xogaha.

Tababar kaan ayaa loo qabtay howl-wadeeno ka socday 7 degmo oo kamid ah magaalooyinka ku yaalla xeebaha Puntland.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Cabdiqadir Cumar Ibraahin.