Baladwayne ( Radio Beerlula )-Madaxweynaha Maamulka Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen ayaa xeraga ka jaray xarunta wasaaradda Cafimaadka maamulka Hirshabeelle.
Munaasabadda xerag jarka xaruntaan oo laga Hirgiliyay magaalada Jowhar ayaa Madaxweynaha waxaa ku wehlinayey masuuliyiin ka tisan maamulka Hirshabeelle.
Warbixintan waxaa soo jeedinaya Cabdinajiib Aweys Isaaq.