Wiil dhallinyaro ah oo ku nool Baladweyne oo abuurtay fursad ganacsi oo dhanka Online ka ah

0
98

Baladweyne (Radio Beerlula)-Cabdulaahi Maxamed cusbmaan oo kamid ah dhallinyarada waxbaratay ee ku nool magaalada Baladweyne ayaa bilaabay inuu ganacsatada magaalada adeegyada ay u baahanyiin uga keeno dalka dibadiisa si ay bulshada uga iibsadaan.

Adeegyada ganacsatadaan loo keeno ayaa si online ah looga dalbaa Shirkadaha ganacsi sida Alibaba iyadoo lasoo saaro diyaarado iyo maraakiib si loo keeno Baladweyne.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Cabduqaadir Cumar Ibraahim.