Tababar ku saabsan habka loo diyaariyo imtixaanka oo lagu soo gabagabeeyay Beledweyne

0
98

Baladweyne (Radio Beerlula)-Magaalada Baladweyne ee xarunta gobalka Hiiraan ayaa lagu soo gabagabeeyay tababar ku saabsan habka imtixaanada loo diyaariyo waxaan loo qabtay qaarkamid ah Ardayda dugsiyada sare ee galayo imtixaanka shahaadiga ah.

Tababar ayaa waxaa soo Agaasimay Maamulka Jaamacadda Green hope qaybteed magaalada Baladweyne.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Sacdiyo Maxamad Maxamuud.