Shir looga hadlayay khasaarihii ka dhasay Elino oo laga daah furay Muqdisho

0
85

Baladweyne (Radio Beerlula)-Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Saalax Axmed Jaamac ayaa Muqdisho ka Daah_Furay shir lagu soo bandhigay qiimeynta waxyeellada iyo qasaaraha ka dhashay roobabkii deyrta (EL-NINO).

 

Munaasabadda Daah furka shirka oo aay soo agaasintay Hay’adda SoDMA ayaa waxa ka qeyb galay masuuliyiin ka kala socotay Xukuumadda, Xubno matalayay Dawlad goboleedyada, iyo masuuliyiin ka socday beesha caalamka.

Warkan waxaa inoo haya Cabdimajiid Aweeys Isaaq