Baladweyne (Radio Beerlula)-Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka mamulka Jubbaland ayaa xarigga ka jaray dhismo cusub ee lagu kordhiyay Isbitaalka guud ee demada Dhoobley.
Xarig jarka dhismaha isbitaalka ayaa waxaa ka soo qeyb galay wasiirka wasaaradda cafimaadka Jubbaland xildhibaano ururada bulashada iyo marti sharaf kale.
Warkan waxaa inoo haya Xaawo Aadan Xuseen