Imtixaanka Shahaadiga dugsiga dhexe oo lagu soo gaba gabeeyay Baladweyne.

0
116

Baladweyne (Radio Beerlula)-Magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa lagu soo gabagabeeyay imtixaanka dugsiga dhexe oo sannadkan ay ka qeyb galeen in ka badan shan kun iyo laba boqol oo ardey oo ku nool 13 degmo oo ka tirsan gobollada Hiiraan iyo shabeellaha dhexe.

imtixaanka ayaa Ardayda u socoday mudo Afar maalin ah wax eene ku galayeen goobo kale Duwan.

Warkan waxaa inoo haya Sacdiya Maxamed Maxamuud.