Maalinta Caalamiga ka hortaga shaqaaleeysiinta caruurta oo maanta dunida laga xusayo.

0
93

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Guuda ahaan dunida dhan ayaa 12 june waxaa laga xusaa maalinta Caalamiga ah ee La Dagaalanka Shaqaalaysiinta Caruurta.

Maalinta Caalamiga ah ee Ka-hortagga shaqaaleeysiinta caruurta ayaa markii ugu horreysay waxa aas aasay Ururka Shaqaalaha Adduunka (ILO) sanadkii 2002 dii –taaasi ugu dambayn uu ansixyay Ururka Golaha loo dhan yahay ee Qaramada Midoobay sanadkii 2021 taasi oo u jeedkeedu ahaa sidii loogu hortagi lahaa dhibaatooyiinka ay kala kulmaan caruurta shaqooyiinka ay qaban Karin iyada oo si wadajir la isaga gaashanayo sidii loo meel marin lahaa Sharcigaaan.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Cabdinajiib Aweys Isxaaq.