Baladwayne ( Radio Beerlula )-Maagalada Hargaysa ayaa lagu soo gabgabeyay tababar lagu baranayay wax soo sarka beeraha kaas loo qabtay Isu-duwayaasha goboladda iyo maamulayaasha degmooyinka ee Wasaraadda Beeraha Soomaliland.
Tababarka oo socoday mudo shan cisho ah ayaa waxaa soo qab qabisay Wasaraadda Beeraha Soomaliland.
Warbixintaan waxaa soojeedinaya Xaawo Aadan Xuseen.

