Baladweyne (Radio Beerlula)-Hay’adda islaamic Relief ayaa Maamulka Degmada Balcad ee Gobalka Shabeellaha Dhexe ku wareejisay Deeq xoola si looga qeebiyo dadka danta yar ee ku nool Degmadaasi.
Deeqda xoolaha oo gareeyso in ka badan 2,000 oo ari ah ayaa madasha lagu wareejinayay waxaa goob joog aha masuuliyiinta Hay’adda Islaamic Relief iyo maamulka Degmada Balcad.
Warkan waxaa inoo haya Cabdimajiid Aweeys Isaaq.