Qoysas ku nool magaalada Ceerigaab oo loo sameeyay adeeg Caafimaad oo bilaash

0
111

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Cisbitaalka Manhal ee magaalada Ceerigaabo ayaa adeegyo caafimaad oo bilaash u sameeyaya dadka danyarta ah ee ku nool magaalada ceerigaabo ee gobalka Sanaaga.

Adeegyada caafimaad ee dadka danyarta loo sameeyay ayaa wax kamid ah daaweeynta cudurada kudhaco Wadanaha,  Lafo xanuunka iyo cudurada ku dhaco maqaarka.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Sacdiyo Maxamed Maxamuud.