Booliska Soomaaliya oo amar ku soo rogay gaadiidleyda magaalada Muqdisho.

0
76

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Taliska Booliska Soomaaliyeed ayaa  amar adag ku soo rogay gaadiidleyda magaalada Muqdisho ee gaadiidka Taariko la’aanta ah ku lagu dhax wato caasimadda.

Amarkaan ka soo baxay taliska ciidamada Booliska ayaa waxaa ka mid ah in gaadiid aan laheyn taargo aan lagu dhax wadan karin magaalada Muqdisho, si loo aqoonsado gaadiidka dhibaatada geysta cida iska leh.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Xaawo Aadan Xuseen.