Baladwayne ( Radio Beerlula )-Magaalada Muqdisho ee Caasimada Soomaaliya ayaa lagu qabtay munaasabad lagu xusayay maalinta qaxootika aduunka oo ku beegan 20 Bisha juun.
Munaasabadda oo aay soo agaasintay Hay’adda qaxootika iyo Barakacayaasha Qaranka ayaa waxaa ka qeeybagalay masuuliyiin ka tirsan Golaha Wasiirada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya.
Warbxintan waxaa soo jeedinaya Cabdinajiib Aweys Isaaq.