Mid ka mid ah aqoonyahanadda Baladweyne oo dhalinyarada ugu baaqay inay ka qeyb qataan wax soo saarka beeraha.

0
141

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Abubkar ibrahin Aadan oo kamid ah aqoon-yahanadda bartay cilmiga Beeraha ayaa dhalinyarada soomaliyeed ugu baaqay inaay ka qeeyb qaata wax soo saarka Beeraha Dalka.

dhalinyarada soo Baratay Cilmiga Beeraha islamarkaana ku nool Magaalada Baladweyne ayuu si gaar ah ugu baaqay in Cilmiga aay Barteen aay ugu qeeyb qataan wax soo saarka dalka.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Cabdinajiib Aweys Isaaq