Isbitaal loogu talo galay hooyada iyo dhalaanka oo laga dhagax dhigay deegaanka Baladu-amiin ee gobolka Mudug.

0
115

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Deegaanka Baladul-Amiin ee gobolka Mudug ayaa laga dhagax dhigay isbitaal loogu adeegi doono Hooyada iyo dhallaanka.

Dhagax dhiga ayaa waxaa kasoo qaybgalay Maamulka Deegaanka , kan gobalka Mudug, Dhaqaatiir iyo qaybaha kale ee bulshada.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Bilaal Daahir Waaneey.