Dood wadaag ku saabsan dhibaatooyiinka maandooriyaha oo laga daah furay Baladweyne.

0
146

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Magaalada Baladweyne ee xarunta gobalka Hiiraan ayaa laga daahfuray kulan dood wadaag ah kaasi oo kusaabsan sidii dhallinyarada looga wacyigelin lahaa isticmaalka Maandooriyaha iyo dhibaatadiisa.

Kulan oo socon doono mudo saddex maalmood ah ayaa waxaa kasoo qaybgalay Maamulka Ururka Ibdaac , culimo u diin , Dhallinyaro, Waalidiin iyo macalimiin.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Bilaal Daahir Waaneey.