Imtixaanka Qaranka ee fasalka 12-aad oo laga daah furay magaalada Baladweyne.

0
189

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Guddoomiyaha gobolka Hiiraan Muuse Salaad Weheliye oo ay weheliyaan guddoomiyaha degmada Baladweyne Cumar Cismaan Calasow , guddoonka waxbarashadda heer gobol iyo degmo ayaa magaalada Baladweyne ka daah furay imtixaanka shahaadiga ee fasalka 12-aad ee qaranka.

Guud ahaan gobolka Hiiraan waxaa imtixaankan oo lagu galayo 20 xarumood u fadhistay in ka badan 1800 oo ardey.
Warbixintaan waxaa soojeedinaya Maxamed Cabdi Saneey.