Baladwayne ( Radio Beerlula )-Taliyaha ku xigeenka saldhiga Boliska maagalada Baladweyne ahna madaxa baarista gobolka Hiiraan Xidigle Ahmed Cali Bin Cali oo u waramay Radio Beerlula ayaa sheegay ineey wadaan dadaallo looga qabanayo falalka lidka ku ah amaanka gaar ahaan dhaca loo geeysto bulshada magaalada.
Kooxaha tuugada ayaa inta badan bulshada ka dhaca taleefoonnada iyo agabyada kale ee ay watan xiliyadda ay ku sii jeedan guryahooda.
Warbixintaan waxaa soojeedinaya Xaawo Aadan Xuseen.