Cayaaraha kooxda Kooshin oo dhigeeda Holwadaag uga badisay 8-6 By admin - June 23, 2024 0 145 FacebookTwitterPinterestWhatsApp Baladweyne (Radio Beerlula)- Tartanka dhalinyarada cuslatay oo ka socda garoonka kubadda cagta Dooli ee Magaalada Baladweyne ayaa waxaa galabta fooda isku daray kooxaha Kooshin iyo Holwadaag. Kooxda Kooshin ayaa 8-6 uga badisay dhigeeda Holwadaag. Share this: Click to share on Facebook (Opens in new window) Facebook Click to share on X (Opens in new window) X