Baladwayne ( Radio Beerlula )-Gudoomiyaha magaalada Garoowe ee caasimada mamulka Puntland Cabduqaadir Maxamed Maxamuud ayaa dhagax dhigay dhismaha buundada xaafada naasa hablood ee Garoowe.
dhimasaha Buunadada la dhagax dhigay ayaa waxaa iska kaa shanaayo maamulka Degmada Garoowe iyo shirkada dhismaha ee TTN.
Warbixintaan waxaa soojeedinaya Cabdinajiib Aweys Isaaq.