Baladwayne ( Radio Beerlula )-Magaalada Muqdisho ayaa lagu qabtay shir looga hadlayay Isku-dubbaridka Dambiyada Duurjoogta Soomaaliya.
Shirka waxaa ka qeeybgalay wasaaradaha cadaalada kaluumeysiga xanaanada xoolaha xubno kasocday xafiiska Raysalwasaaraha iyo madax kasocotay maxkamadaha garsoorka.
Warbixintaan waxaa soojeedinaya Cumar Yuusuf Aadan .