Dood wadaag ku saabsan ka qeyb galka siyaasadda ee Haweenka oo lagu qabtay Kismaayo.

0
291

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Kulan dood wadaag ah ayaa lagu qabtay maagalada kismaayo waxan  looga hadlayay ka qeyb galka siyaasadda ee  Haweenka Soomaaliyeed

Kulanka ayaa waxaa ka soo qeyb galay qaar ka mid ah ururadada bulshada Riyadkaa sida haweenka odayaasha dhaqanka xildhibaano iyo marto sharaaf kale.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya  Xaawo Aadan Xuseen .