Horudhaca: kulamada galabta lagu ciyaari doono Baladwayne

0
52

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan waxaa galabta kuwada ciyaari doona kooxaha Buundaweyn iyo Badacas halka kulanka 2 aad ay iskaga hor-imaandoonaan Xidigaha kaxarey iyo iyo waabari

 

Kulankaan ayaa kamid ah Tartanka kooxaha heerka 2 aad ee Baladweyne .

 

Ciyaarta 1 aad ayaa ka dhicidonto 3;00 halka midka 2 aad uu dhici doono 4;30 waxaana lagu ciyaari doonaa.