Barnaamij gaar ah oo ku saabsan u diyaar garowga

0
95

Baladweyne (Radio Beerlula)-Barnaamij gaar ah oo ku saabsan u diyaar garowga 26-ka June oo ah markii gobollada waqooyi ay xornimada ka qaateen guumeystihii ingiriiska iyo 1-da Luulyo oo ku began markii xornimada ay ka qaateen gobollada koonfureed guumeystihii Talyaaniga iyo midowgii gobollada koonfurta iyo waqooyi 25-6-2024-ka. Cabduqaadir Cumar Ibraahim