Arday dhamaseysatay Qu’aanka kariimka oo munaasabad loogu qabtay deegaanka Geejaale ee gobolka Mudug

0
72

Baladwayne ( Radio Beerlula )-In ka Badan 30 Arday Oo dhameysatay Qur.aanka Kariimka Kana Aflaxay Madarasada Xayaatu Diin
Ayaa Munaasibad loogu Qabtay Deegaanka Beejaale Ee Gobolka Mudug

Munaasabada Ayaa Waxaa Kasoo qeyb galay Maamulka dugsiga Waaridiin Macalimiin Ardayda Qalan jabisay Iyo Marti Sharaf Kale

Warkan waxaa inoo haya  Xawo Aadan Xuseen.