Mashaariic horumarineed oo laga hirgaliyey degmadda Jarrati ee dowlad deegaanka Soomaalida oo xariga laga jaray

0
124

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Madaxa maaliyada degmada Jarrati Cismaan maxamed oo ay wehliyaan masuuliyiin kamid ah maamulka gobolka Afdheer ee dowlad deegaanka Soomalida itoobiya ayaa xariga ka jaray mashaariic Hormarineed oo laga hergaliyay degmadaasi.

Mashariicaadan xariga laga jaray ayaa kamid ah xafiisyo caafimaad ah ,kanaalo waraabka beeraha oo lagu talagalay in lagu hormariyo degmada jarrati.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Sacdiyo Maxamed Maxamuud.