Shir looga hadlayay sidii wax looga qaban lahaa shuban biyoodka ka dilaacay Baraawe oo lagu qabtay Baydhabo

0
97

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Magaalada Baydho ee xarunta gobalka Baay ayaa lagu qabtay Shirkaan oo ku saabsanaa sidii wax loogu qaban lahaa dadka uu soo ritay cudurka Shubanbuyoodka kaasi oo ka dilaacay magaalada Baraawe.

 

Shirkan ayaa waxaa ka qeybgalay madax kasocotay Wasaaradda Gargaarka Dowlad goboleedka Koonfur Galbeed iyo Hay’addaha ka Shaqeeya Arimaha Gargaarka .

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Sacdiyo Maxamad Maxamuud.