Hooyo ganacsi ka dhax abuurtay kaam barakac oo ku yaalla Baladweyne

0
100

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Hooyo faadumo cali oo ku nool kaamka gabooyo 1 ee maagalada Baladweyne ayaa ku dhiiratay ineey gudaha kaamka ay ka dhax abuurato fursad ganacsi si aay nolosha carurteeda uga maareyso.

Adeegyada ay iibiso ayaa waxaa kamid ah Qudaar, bagaashka nuucyadiiisa kala duwan sida Oomada dharka lagu dhaqdo, Nacnac ,Xanjo iyo waxyaabo kale .

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Xaawo Aadan Xuseen.