Ceel biyood laga hirgelinayo deegaanka Gawaan ee gobolka Mudug oo la bilaabay.

0
192

Baladweyne (Radio Beerlula)- Maamulka degmada Hobyo ee gobolka Mudug ayaa bilaabay dhismaha iyo qodista ceel-biyoodka deegaanka Gawaan.

Dhismaha iyo qodista ceelbiyoodkaan ayaa waxaa iska kaashanaya Samiiro oo kamid ah dadka deegaanka iyo maamulka Degamada Hobyo ee gobalka Mudug.

Warbixintan waxaa noo haya Bilaal Daahir Waaney.