Duruufo dhanka nolosha oo soo food saaray barakacayasha ku nool degmada Diinsoor.

0
105

Baladweyne (Radio Beerlula)- Qoysaskan oo ku nool kaamamka Barakacayaasha degmada diiinsoor sida Waraabow, Raamadhawi, Qodqod Biilile One Korkaamari iyo Tuurwaluun ayaa waxaa xligan soo food saartay duruufo nololeed.

Kaamamkan ayaa waxaa ka jiro xaalada nolol xumo sida rashiin la’aan biyo yari iyo hooy la’aan

Warbixintan waxaa noo haya Xaawo Luul Aadan Xuseen.