Kalafadhiga shanaad ee Baarlamaanka Soomaaliya oo maanta furmay Muqdisho.

0
127

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Madaxwaynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Muqdisho ka furay kalfadhiga Shanaad ee ee labada aqal ee Baarlamaanka JFS.

Waxaa goobjoog ahaa Guddoomiyaha Golaha Shacabka, Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuuur Madoobe oo ay wehliyeen ku xigeennada labada Aqal iyo ku-simaha Gudoomiyaha ahna Guddoomiye ku xigeenka koowaad ee Aqalka Sare, Mudane Cali Shacbaan Ibraahim.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Cabduqaadir Cumar Ibraahim.