Baladweyne ( Radio Beerlula )-Magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari ayaa laga bilaabay olala dib u dayac tir looga sameeynaayo wadada laamiga an ee isku xero magaalada Boosaaso iyo Gobalada kale ee Puntland.
Dib u dayac tirka lagu bilaabay wadada laamiga ah ayaa waxaa iska kaa shanaayo maamulka Gobalka Bari iyo waaxda Howlaha guud ee Boosaaso.
Warbixintan waxaa soo jeedinaya Cabdinajiib Aweys Isaaq